Sawirro: Madaxtooyada oo war ka soo saartay kulamada Madaxweynaha ee Baydhaba
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ...
















