Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo soo saaray baaq ku aaddan Xaaladda Abaaraha ee Dalka
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Beni-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda halista ah ...
















