Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur-Madobe ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur-Madobe ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha ...
Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug Faadumo Cabdi Cali oo maal mahaan kormeero ay ugu kuur galaysay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ka dib safar maalmo qaatay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare ...
Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta fadhigoodii koowaad yeeshay, iyagoo iska dhex doortay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha ...
Kulan ay ka soo qeybgaleen Xubna ka socda Dowladda South Africa, Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee South Africa, qeybha kala duwan ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Mamulka Degmada Cadaado ayaa ka qeybgalay xafladda xariga looga jarayay Machadka Barashada Qira'aadka Quranka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho