Madaxweynaha JFS oo Xuseen Macallin Maxamuud u magacaabay la taliyaha amniga Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ...
















