Daawo: Maamulka Dhuusamareeb oo ka warbixiyey dagaalkii maanta
Waxaa caawa Maqribkii soo gaaray dagaal qaatay 13 saacadood oo waaberigii hore ee jimcihii saakay ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee ...
Waxaa caawa Maqribkii soo gaaray dagaal qaatay 13 saacadood oo waaberigii hore ee jimcihii saakay ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee ...
Sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saartay Qaramada Midoobay, gaar ahaan hey’adda CARE ayaa muujinaya in in ka badan ...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka qeybgalay munaasabad casho sharaf oo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay howlwadeennada Guddiga. Munaasabaddan ...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo xoogagga Ahlusunna Waljameeca. Dagaalka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi ...
Shirka Guddigga hagidda mashruuca Dib u dhiska Wadooyinka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda ...
Waxaa soo gaba gaboowday hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo laba maalin ah ...
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay degaanka Warta madax maroodi oo ka tirsan ...
Waxaa maalintii labaad galay hadal jeedinta murashaxiinta xilka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ka socota hoolka Teendhada ...
Waxaa maanta Xarunta Teedhada Afisyooni ka qabsoontay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho