Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Baay
Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay, ku burburiyay ...
Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay, ku burburiyay ...
Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Obokor Dubbe ayaa howlwadeenada warbaahinta Qaranka ku amaanay dhabar adeygii iyo howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ...
Ku-simaha madaxweynaha ahna ra’iisul wasaaraha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed Bin Rashid Al Maktoum ayaa dhambaal furan oo hambalyo ah u ...
Wararka laga helayo gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada Burundi ee qaybta howlgalka ATMIS ay dib ula wareegeen, ...
Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku ...
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada ...
War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres ayaa lagu soo dhoweeyay doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh. Bayaanka ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ogolaaday in ciidamo Mareykan ah loo soo diro Dalka Soomaaliya, kadib kolkii uu meesha ka ...
Danjiraha safaaradda JFS u fadhiya Waddamada ku bahoobay dhaqaalaha ee Belgium, Netherlands iyo Luxembourg (Benelux) iyo Midowga Yurub, Yoonis Yaasiin ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa kulan mahad celin ah la qaatay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho