Shir looga hadlayo Amniga oo lagu qabaty Dagmada Cabudwaaq
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir guddoomiyay Shirka Amniga Dagmada Cabudwaaq. Shirkaan oo ay ...
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir guddoomiyay Shirka Amniga Dagmada Cabudwaaq. Shirkaan oo ay ...
Waxaa goor_dhow furmay kulankii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Gantaallada Javelin-ka ee Mareykanka uu siiyay Ukraine ay sameeyeen isbedel dagaal oo dhab ...
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulamo looga hadlayo Ajandayaal dhowr ah ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ...
Ciidanka howl-galka midowga Afrika ee ATMIS ayaa hub laga furtay malleeshiyada Al-shabaab waxa ay ku wareejiyeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. ...
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. Ciid Mubaarak ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho