Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudang Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan laga soo dhacay ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa galabta soo xiray kulan aqoon ...
Xabad joojin hor dhac ah ayaa laga gaaray Colaaddii deegaanka Saaxa Maygaag oo ay ku dagaalamaeen Beelo walaalo ah oo ...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho oo galay maalintii 4aad, ayaa madaxdu waxa ay ka arrinsadeen qodobbada ajandaha ...
Hawlgalkaani Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen inta u ...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan Laga soo dhacay ...
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u fadhisa Soomaaliya Marwo Kate Foster si aan uga wada ...
Ururka 4-aad ee guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Gamboole ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho