Xaflad lagu soo bandhigay Buugga Mangalool ee uu qoray Wasiir Dubbe oo xalay lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Waxaa xalay magaaladan Muqdisho lagu soo bandhigay Buugga Mangalool oo uu qoray Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dr; Cismaan Abubakar ...
















