Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyadeeyay dilka loo geystay Abwaan Badal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyadeeyay dilka loo geystay Abwaan Badal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee kutimid Allaha u raxmadee, Abwaan Badal Jaamac Xersi (Laangare), oo goor dhow kooxo dhagarqabayaal ah ku beegsadeen xili uu salaadii maqrib kasoo baxay masjid kuyaala degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug ayaa si guud ugu tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna qoyska, qaraabada iyo xigtada marxuumka, waxuuna Eebbe uga baryay inuu ka waraabiyo Janadiisa Firdowza.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

September 10, 2026

Abwaan Badal ayaa kamid ahaa nabadoonada Galmudug, waxuuna had iyo goor utaagnaa nabadeynta iyo dadaalada dib udhiska dowladnimada Soomaaliya.

Previous Post

Allaha u naxariiistee Abwaan Badal Jaamac oo lagu dilay Kaxda

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Abwaan Beddel Jaamac Xirsi

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Abwaan Beddel Jaamac Xirsi

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Abwaan Beddel Jaamac Xirsi

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

September 10, 2026
0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyay Agaasimaha Guud iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In