R/W Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay qaar ka mid ah wakiillada Beesha Caalamka oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay qaar ka mid ah wakiillada Beesha Caalamka oo ...
Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo ...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa howlgalkaan ku burburiyay ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warqadaha dal ku galka ah kala noqotay Danjirihii dhawaan ay Xukuumadda Soomaaliya ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay liiska tirada Xildhibaannada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya: ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ...
Qaraxyadii todobaadkii hore lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qarxiyey duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. ...
Kumanaan dadweyne ah oo isugu jira Culimaa'udiinka, Maamulka, Haweenka, Ardaday dugsiyada oo banaanbaxa roobdoonka ah. Isku soo baxa kadib waxaa ...
Dagaalka ciidamada Ruushka ay ku qadeen dalka Ukraine, ayaa galay maalintii 45-aad maanta oo Sabti ah, waxaana ciidamada Ruushka lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho