Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo maalintii Shanaad ka socoto
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa maalintii shanaad wada bixinta shahaadada xildhibaanadda la soo doortay ee labada gole ee Baarlamaanka ...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa maalintii shanaad wada bixinta shahaadada xildhibaanadda la soo doortay ee labada gole ee Baarlamaanka ...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada ...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa ku dhawaaqay in Washington ay siin doonto Kiev 100 milyan oo doolar oo ...
Ciidamada oo kaashanaya kuwa amniga Maamul gobaleedka Galmudug, ayaa waxaa u suurto gashay inay gacanta ku soo dhigaan Gaari argagixisada ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Gudiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii Afaraad oo xiriir ah waxaa ay magaalada muqdisho ka sameeyeen Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay kulan u dhexeeyay Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo Beesha caalamka, kaas ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar, ayaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amar adag ka soo saaray Baabuurta xamuulka ah ee ku xad gudubta bilicda waddooyinka Caasimadda, gaar ...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baladweyne. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho