Ku-simaha Madaxweynah Puntland oo kulan la qaatay Wafdi ka socday QM “SAWIRRO”
Ku-simaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda ...
Ku-simaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda ...
Waxaa Maalintii Saddexaad ka socda xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer Federaal ka socda shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka ...
Inta la xaqiijiyey laba qof ayaa dhintay halka afar kalana ay dhaawacmeen ka dib shir gaari oo saakay ka dhacay ...
Ciidamada Booliska gobolka Nugaal oo ku guda jira howl galadii bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa qabtay 24 duub oo ah ...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray liiska guddiga soo xulaya Ergada iyo jadwalka kursiga HOP#039. Kursigaan ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Akhriso: War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal. Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee ...
Waxaa maanta xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer federaal ka socota shahaado siinta xildhibaanada cusub ee ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ...
Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Pakitan ayaa hor istaagay mooshinka kalsooni kala noqosho asagoona ku tilmaamay mid aan dastuuri ahayn. Dhanka ...
Waxaa maalintii labaad si habsami leh xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer federaal uga socota diiwaangelinta iyo shahaado siinta xildhibaanada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho