Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay xogta Xildhibaannada laga soo doortay Koonfur Galbeed
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Gobaleedka ee Koonfur Galbeed ayaa ku wareejiyey Agabka iyo Galalka Doorashada ee Koonfur Galbeed. Waxaana ...
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Gobaleedka ee Koonfur Galbeed ayaa ku wareejiyey Agabka iyo Galalka Doorashada ee Koonfur Galbeed. Waxaana ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar ...
Magaalada New Delhi ee Caasimadda dalka Hindiya waxa kulan sagootin ah loogu sameeyay xildhibaan Caydaruus Saalax Yuusuf oo dhawaan ku ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi uu hoggaaminaayo Madaxa Xafiiska ...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ka dalbaday dalalka reer galbeedka in ay dalkiisa ku caawiyaan diyaarado, taangiyo iyo hubka difaaca ...
Ciidanka difaaca maamulka Puntland ayaa ka hortagay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan ...
Waxaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ka dhacdo doorashada Kursi ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu sagootinayey Xildhibaanada Labada Aqal ee ...
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee ( SEIT) Puntland, ayaa maanta Guddiga Doorashooyinka Heer Federal ee (FEIT) ku wareejiyey ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoonka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho