Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay xogta Xildhibaannada laga soo doortay Hirshabeelle “SAWIRRO”
Guddiga doorashada heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa caawa guddiga doorashooyinka heer Federaal ku wareejiyay galalka Xildhibaannada Labada Aqal ee ...















