Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo tababar u soo xiray ururka EASF

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo tababar u soo xiray ururka EASF
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane: Cabduqaadir Maxamed Nuur “Jaamac” oo Safar Shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa ka qeyb galay xafladda xeritaanka tababar ay ka qeyb-galayeen 10 Wasaaradood oo ka kala socday Toban Wadan oo ku mideysan ururka EASF( Eastern Africa Standby force).

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xubin firfircoon ka ah iyadoo mataleyso Jamhuuriyadda Soomaaliyad.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo uu Wehliyo Danjiraha DFS ee Kenya Amb.Maxamed Nuur Tarsan ayaa kormeeray goobaha ay ka socdeen tababarada kala duwan , oo qaar ka mid ah Wadamada ka tirsan ( EASF) ugu Socda Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya , Waxaana ka mid ah Xubnaha tababarada ka qeyb-galaya Saraakiil ka tirsan CXDS , Saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed iyo Howlwadeenno ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga XFS.

Wasiirka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa ku dhiira-galiyay xubnaha tababarkan ugu qeyb-galaya DFS in wixii ay barteen qarankooda ay ugu faa’iideeyaan isagoo Xusay in Soomaaliya kaalin weyn ay ku leheed Dhismaha EASF.

 

Previous Post

Qoor Qoor oo Guddoomiye Cusub Magacaabay

Next Post

Deni oo magacaabay xubin kamid ah guddiga doorashooyinka Puntland

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha ciidamada Booliska Puntland

Deni oo magacaabay xubin kamid ah guddiga doorashooyinka Puntland

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In