Ciidamada xoogga dalka oo fuliyay howlgallo khasaare loogu geeystay Al shabaab
Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen ...
Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka ...
Madax ka socotay Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Wasiirro, Taliyaha Ciidamada Xoogga, safiirka Shiinaha ee Soomaaliya iyo xubno kalle ayaa ...
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka qeyb galay Barnaamijka kulanka toddobaadka warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa ...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa si wadajir ah howlgallo qorsheysan uga fuliyey ...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 70 muhaajiriin ah lagu la’yahay xeebaha dalka ...
Waxaa maanta magaalada Garowe ee gobolka Nugaal lagu soo gaba-gabeeyo doorashada 6-dii kursi ee u dambeysay xubnaha Puntland ka soo ...
Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo maalmahan howlo shaqo u joogay magaalada Nairobi ee dalka ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Qaybta Nafaqada ayaa soo gaba gabeysay Tababar 5 Maalin socday oo ...
Dallada Baraarug oo ah dalad ay ku mideeysanyihiin dhallinyaro aqoonyahanno iyo ganacsato reer Guriceel ah, ayaa waxa ay sameeyeen in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho