Galmudug oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha ku metelaya BFS
Waxaa galabta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu doortay 3-dii kursi ee u dambeysay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya deegaanada ...
Waxaa galabta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu doortay 3-dii kursi ee u dambeysay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya deegaanada ...
Maanta oo ku asteysan maalintii loo qorsheeyey in lasoo gaba-gabeeyo doorashada baarlamaanka Soomaaliya ee 15-Mach - Koonfur Galbeed ayaa soo ...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hakiyey natiijada hordhaca ah ee kursiga HOP#204, kaas oo sida lagu sheegay qoraal ka soo ...
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Soomaaliya Sarreeye guuto, Maxamuud Sheekh Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka ...
Alle Ha u naxariitee Maamulihii iskuulka Deyniile ayaa lagu dilay qarax ka dhacay wadad laamiga ah ee degmadda Dayniile. Marxuum ...
Dowlad Goboleedyadda Galmudug & Koofur galbeed ayaa maanta soo gabagabeynayo doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda halkaas ahayd. Dowlad ...
Kursiga Hop#004 Ee degan dorashadisu tahay Baladweeyne oo ay ku tartameen ilaa iyo shan musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta ka qaybgalay Munaasabad lagu Xusayay 10 Sano ...
Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cabdiraxmaan ...
Xili Qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Dalka uu ka Jiro jiilaal dheeraaday oo saamayn ku yeeshay Dad iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho