Dowladaha Soomaaliya &Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa bogaadiyay xiriirka adag ee u dhaxeeya dowladda Qatar iyo ...
Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa bogaadiyay xiriirka adag ee u dhaxeeya dowladda Qatar iyo ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta la shiray masuuliyiin ka socday Diyaaradaha ...
Xildhibaan Qaali Cali Shire ayaa caawa lagu doortay magaalada Gaalkacyo, waxayna ka guuleysatay Xildhibaan hore Ubax Tahliil Warsame, kadib doorasho ...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka duuleysa Waajibaadka Shaqo Ee Wasaaradda ee ku aadan ilaalinta Tayada Shidaalka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Jamhuuridaad Federaalka Soomaaliya ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la shiray masuuliyiin ka socday ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, ...
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay magaaladaas. Guddiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho