Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo lagu dilay qarax ka dhacay Beledweyne
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Beledweyne lagu dilay Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo si weyn ugu doodi jirtay cadaalad ...
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Beledweyne lagu dilay Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo si weyn ugu doodi jirtay cadaalad ...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa maanta kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidanka Daraawiishta Galmudug ay ku leeyihiin ...
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane aya booqday machadka China-Africa ee magaalada Beijing, waxaana ku soo dhaweeyay Guddoomiye ...
Wasaaraddda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa xaqiijisay in dhacdadii ...
Gudiga doorashooyinka Hirshabeelle ayaa soo gebagabeeyay doorashada kursiga tirsigiisu ayahay Hop063 oo ahaa kursigii ugu loolanka adkaa kuraasta Baarlamaanka Federaalka ...
Kulan ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar Kulankan oo saddexdii bil ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowlada hoose ee ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Dhaqane ayaa Aqoon is weedaarsi ku saabsan habka maaraynta ...
Ciidamada Ammaanka ayaa baacsanaya laba dhallinyara ah oo isku soo dhexqariyay shaqaalaha muruqmaalka ah ee ka xoogsada garoonka diyaaradaha Aadan ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho