Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Washington shirar kula yeeshay Madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Washington shirar kula yeeshay Madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa shirar muhiim ah la yeeshay Madaxa Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF Kristalina Georgieva iyo Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka qeybta Afrika Hafez Ghanem.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Beyle ayaa warbixino ka siiyay madaxda uu la kulamay ee IMF iyo Bangiga Adduunka horumarka Soomaaliya ka samaysay dhawrkii sano ee la soo dhaafay dib – u – habeynta dhaqaalaha dalka iyo Mashaariicda horumarineed ee ka socda Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026

Kulamadaan dhexmaray Madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa sidoo kale looga hadlay hannnaanka deyn cafinta Soomaaliya iyo halka uu marayo barnaamijka dhamaystirka Deyn cafinta.

“Waxa aan kulamo muhiim ah, oo kala gooni ah, misna miro dhal ah la qaatay masuuliyiinta sare ee Bangiga Adduunka iyo Heyโ€™adda IMF.

Agaasimaha guud ee Maamulka IMF Kristalina Georgieva iyo Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka, dhinaca Afrika Hafez Ghanem ayaan ka wada hadalnay sidii lagu horumarin lahaa barnaamijka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo haatan meel wanaagsan maraya”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Beyle.

Waxa aan uga mahadcelinayaa dhammaan heyโ€™adaha dhaqaalaha Adduunka iskaashiga xooggan ee nagala dhexeeyo iyo ka qeyb qaadashadooda ah in aan gaarno Goobta kama dambeysta ah ee Deyn-Cafinta Soomaaliya.

Madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa soo dhaweeyay hannaanka nidaamka Maaliyadda Soomaaliya ku socda iyo horumarka laga sameeyay dib – u – habaynta dhaqaalaha dalka. IMF iyo Bangiga ayaa ballan qadeen in ay sii wadi doonaan taageerada iyo gacansiinta dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan soo kabashada dhaqaalaha dalka iyo dhamaystirka arrimaha Deyn cafinta.

Previous Post

Ruushka oo ku hanjabay adeegsiga Hubka Nukliyeerka

Next Post

Ciidamada ammaanka oo toogtay laba xubnood oo Argagixisada Alshabaab ah

Next Post
Ciidamada ammaanka oo toogtay laba xubnood oo Argagixisada Alshabaab ah

Ciidamada ammaanka oo toogtay laba xubnood oo Argagixisada Alshabaab ah

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In