Ruushka oo cunaqabateyn cusub ugu jawaabay reer Galbeed
Dowladda Ruushka ayaa qaaday tallaabo ay uga jawaabayso cunaqabateynta ay ku soo rogeen dowladaha reer Galbeedka, kadib markii duulaanka uu ...
Dowladda Ruushka ayaa qaaday tallaabo ay uga jawaabayso cunaqabateynta ay ku soo rogeen dowladaha reer Galbeedka, kadib markii duulaanka uu ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Agaasimaha Waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi oo ay weheliyaan xubno ka socday Hay'adda ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo ...
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Hirshabelle SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#010 Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen; 1. ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir Guddoomiyey kulanka golaha Wasiirada oo maanta lagaga hadlay qodobo kala ...
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Hirshabelle SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#030 Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen; 1. ...
Wasaaradda Ganacsiga warshadaha iyo Maalgashiga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Bosaaso ku daah-furtay xeerka sumada ganacsiga Dowlad Goboleedka puntland. Munaasabada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho