Washington: Beegsiga xarumaha Rayidka Ukraine waa dambi dagaal
War ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Washington, ayaa lagu sheegay in beegsiga xarumaha Rayidka ee Ukraine ay ...
War ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Washington, ayaa lagu sheegay in beegsiga xarumaha Rayidka ee Ukraine ay ...
Iyadoo magaalada Boosaaso ay socoto Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa ...
Wasaaradda difaaca Rushka ayaa ku dhawaaqday in ay xabbad joojin ka sameysay magaalooyinka go’doonsan ee Ukraine si shacabka ay uga ...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka doorashada Lix kursi oo ka mid ah ...
Duulaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ayaa galay maalintii tobnaad, waxaana Ciidamada Ukraine ku dhawaaqeen in Ciidamada Ruushka ay bilaabeen ...
Guddiga hirgalinta Doorashada Galmudug, ayaa shaaciyay guddiga xulista shan kursi oo kamid ah kuraasta Golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay ...
Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo ...
Sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka magaalada Beledweyne, waxaa caawa la toogtay labo ka mid ah argagixisada Al-Shabaab, ...
Safaaradaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Germany, Belgium iyo Serbia waxa ay sameeyeen bar is-gaarsiineed oo waxtar u leh muwaadiniinta Soomaaliyeed ...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay musharrixiinta u taagan 16 kursi ee taala magaalada Boosaaso oo la qaban doono 5, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho