Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Washington: Beegsiga xarumaha Rayidka Ukraine waa dambi dagaal

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Washington: Beegsiga xarumaha Rayidka Ukraine waa dambi dagaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Washington, ayaa lagu sheegay  in beegsiga xarumaha Rayidka ee Ukraine ay tahay dambi dagaal, isagoo xusay in Mareykanka uu maxkamadda dambiyada Caalamiga ah siin doona macluumaad ku saabsan waxa Moscow ay ka sameyneyso magaalooyinka Ukraine.

Bayaanka oo soo baxay  galinkii danbe ee Jimcihii shalay, ayaa sidokale lagu sheegay in madaxweynaha Maraykanka Joe Biden aanu dib ula  macaamil doonin dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, illaa hogaanka dalkaasi uu la yimaado isbeddel nidaam.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026

Dhinaca kale, Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka ayaa ku dhawaaqday in Xukuumadda Kyiv ay ku wargelisay in qaar kamid ah qalabka aasaasiga ee warshaddaha Hubka uu waxyeello soo gaaro.

Sidokale, Xoghayaha Tamarta  Maraykanka Jennifer Granholm ayaa carabka ku adkeysay in aan indhaha laga qabsan Karin waxyaabaha Moscow ay kula dhaqmeeyso dadka Rayidka ah ee Ukraine.

Previous Post

Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Boosaaso

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Safar Shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Safar Shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

Madaxweyne Farmaajo oo Safar Shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In