Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaararaha oo kulan la yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka QM
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaararaha ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya Adam Cabdulmowla oo ay ka wada ...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaararaha ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya Adam Cabdulmowla oo ay ka wada ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta tababar usoo xirtay shaqaalaha waaxda arrimaha bulshadda ee degmada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xasan Cafiif oo kamid ah xiddigihii Xulka Qaranka ...
Munaasabada daahfurka ololaha 16ka maalmood ee wacyi galinta ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ...
War-Saxaafadeed kasoo baxay maanta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan caddaymo muujinaya in ...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Buula-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhaca galbeedka magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in Afar wiil ...
Qoraal kooban oo hey'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ku baahisay barteeda Twitterka ayaa lagu shaaciyey in ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar, ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta Muqdisho ka daahfurtay shir wadatashi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho