RW Rooble oo qaabilay Guddoomiyaha A/Siyaasadda ee Midowga Afrika “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xaruma ay kamid yihiin ...
Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta qaabilay Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka ...
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa diiday in Ruuska uu wada hadal kula galo dalka Belarus, isagoo xusay in ay ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo war ka soo saaray guusha Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta ...
Dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine oo galay maalintii affaraad ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka Ukraine ay jilibka ...
Ciidamada Difaaca Kenya ayaa sheegay in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo afar gaaraya ay ku dileen deegaanka Sarira ee u ...
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu magaalada Baydhabo, Kuwaas oo ...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26th February 2022, saxiixay hindise sharciyeedyo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Isimada kala ah Boqor Burhaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho