R/W Rooble oo warbixin ka dhageestay guddiga Qiimeynta xaaladda Doorashada Garbahaareey ” SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ...
















