Ra’iisul Wasaare Xamsa “Shaqaalaha Soomaaliyeed wax ay halgan ugu jiraan horumarka qaranka.”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo ...
















