Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado
Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya General Bashiir Maxamed Jaamac oo xariga ka jaray dhismayaasha Iyo wareejinta ...
Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya General Bashiir Maxamed Jaamac oo xariga ka jaray dhismayaasha Iyo wareejinta ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta ka qeybgashay shir ay isugu yimaadeen haweenka Soomaaliyeed oo lagu ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane,Balal Maxamed Cusman ayaa maanta booqasho ku yimid Xarunta Guddiga Qaranka ...
ku simaha duqa ahna guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa maanta la kulmay taliska hoggaanka C.I.D Galmudug ...
Waxaan goor dhow soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Shaxnadii seddexaad oo ka timaada Dowladda Imaaraatka Carabta. Waxaana ka guddoontay ...
Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in argagixisada Al-Shabaab ay qarax Miino ku dishay afar qof oo ...
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. ...
Guddiga doorashada Galmudug oo shahaadooyinka Musharaxanimada guddoonsiiyey musharaxiinta kala ah, Cabdullaahi Aadan Kulane iyo Xasan Cabdi Jaamac oo ku tartami ...
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho