Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya General Bashiir Maxamed Jaamac oo xariga ka jaray dhismayaasha Iyo wareejinta Maxkamada iyo Iskuul ย Degmada Cadaado.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ย Bashiir Maxamed Jaamac ayaa soo gaaray Magaaladda Cadaado ee gobolka Galgaduud u jeedka Socdaalka Wafdigaan oo ka kooban Wasiir ku-xugeenka gaadiidka iyo hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya,Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed xasan dhoore, Wasiirka howlaha guud ee Maamulka Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir Iyo Wasiirka Caddaalada Galmudug Cabdi Fiidow , ayaa xariga ka jaray dhismayaasha Iyo wareejinta xarumaha danta guud ee Maxkamada iyo Dugsiga Sare ee laga dhisay magaaladda Cadaado.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Dhismayaashaan danta guud eeย  Maxkamada iyo Dugsi Sare oo ay maalgalinayaan Midowga Yurub oo kaashanayo Maamulka Galmudug ayaa waxaa xarig jarkiisa ugu horreyn ka hadlay Nuur yarow “shaarbacade”ย  guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado.

โ€œShacabka dagmada Cadaado waxaan ka codsanayaa inay illaashadaan ,dhismaha maanta looga hirgaliyay magaalada oo kala ah Maxkamada iyo Dugsiga Sareโ€. ย Ayuu yiri guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado.

Wasiirka Waxbarashada maamulka Galmudug Maxamed Xasan Dhoore Iyoย  Wasiirka Caddaalada Galmudug Cabdi Fiidow ayaa dhankooda kahadlay muhiimaha dhismayaasha Skuulka Iyo Maxkamada. Ayaa dhankooda boggaadiyay dhismayashaan muhiimka u ah bulshada dagmada cadaado oo.

Ugu dambeyn Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac ayaa xariga ย ka jaray dhismayaasha labadaan Xarun ee Maxkamada iyo Dugsiga Sare ee loodhisay Magaalada Cadaado.

Tags: Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Magaalada Cadaado
Previous Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan โ€œSAWIRROโ€

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan โ€œSAWIRROโ€

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In