Koofur Galbeed oo shaacisay doorashada 7 kursi ee u dambeeyay
Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay todobadii kursi ee u dambeeyay 69 kursi ee Golaha Shacabka oo deegaan doorashadooda ...
Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay todobadii kursi ee u dambeeyay 69 kursi ee Golaha Shacabka oo deegaan doorashadooda ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hakiyey doorashada kuraasta kala ah: HOP030, HOP010 iyo HOP066, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Heliwaa uga qeyb galay ololaha ...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta kulan duceedyo la ...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Mudne Jamaal Maxamed Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Asad Yusuf iyo la-taliyaasha wasaaradda ...
Kulankan oo ay soo agaasintay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug oo gacan kaheleysa hay'adda UNDP isla markaana looga hadlayay ...
Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida qaybta 27aad ayaa dil ku xukuntay xidigle xoogga Maxamed Aadan Maxamed Isaaq (Kobra), ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho