Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay ku-xiigeenka Wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay ku-xiigeenka Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay ...
















