Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo la kulmay safiiro kala duwan “SAWIRRO”
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo xoojinayo taageerada loo raadinayo xubinnimada Golaha Amniga ee ...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo xoojinayo taageerada loo raadinayo xubinnimada Golaha Amniga ee ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Seddexdii sano ee lasoo dhaafay kama uusan da'in roobku deegaanka Qaradhi ee Gobolka Galgaduud oo hoosyimada degmada Cadaado, taas ayaana ...
Munaasabad uu xilka kula wareegayey Agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho Wasiirka ...
Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa maanta shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyey Jeneraal Saadaq Cumar Xasan ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu hanjabay wadanka Ruushka inuu la kulmi doono ciqaab adag oo ay ku jirto in ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ...
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland lagu doortayy Saddexda kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka, ...
Shirka sannadkeedka Garsoorka Dalka oo sannadkii afaraad la qabanayo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeybgalayaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho