Taliska Qeybta 60aad ee Baydhabo oo soo bandhigey shaqsi muhiim u ahaa Nabadiidka Al-shabab
Daa’uud Cabdirashiid Xuseen oo Magaciisa Afgarashada uu yahay( Abdikaafi ) oo ka tirsan kooxda Nabadiidka Al-shabab ayaa gacanta ku soo ...
Daa’uud Cabdirashiid Xuseen oo Magaciisa Afgarashada uu yahay( Abdikaafi ) oo ka tirsan kooxda Nabadiidka Al-shabab ayaa gacanta ku soo ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ...
Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa maanta ka dhacday hoolka doorashada ee xarunta Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ee Afisyooni lagu doortay,Waxaana ...
Shir howleedkan oo looga hadlayay xoojinta wadashaqeynta labada hay’addood, ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay kulan looga tashanayo waxbarashada gabdhaha, dib-u-eegista ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaan-dooska Gorgor ayaa howlgallo ay ka sameeyeen tuulooyin hoostaga Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha ...
Shirka Madasha Qaran ee Beeraha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya waa madal Afartii bilba mar ...
Doorashada shan kursi oo ka mid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ku sugan Degmada Caabudwaaa ayaa kulan looga hadlayay Amniga Degmada ...
Qoysaskaan oo kaamam cusub ka samaynaya duleedka magaalada Xudur ayaa waxay ka soo barakaceen deegaannada Ceelgodow, Fadhigaale iyo deegaanno kale ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho