Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo Ciidamada ku sugan Galmudug ku wareejiyay deeq iskugu jirta Raashin iyo Xoolo
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed, oo ay weheliyaan xubno wasiirro ah iyo qaar ka ...
















