Howl-galo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Mudug
Ciidamada daraawiishta dowlada goboleedka Galmudug ayaa maanta Howlgalo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab ka sameeyay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug ...
Ciidamada daraawiishta dowlada goboleedka Galmudug ayaa maanta Howlgalo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab ka sameeyay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug ...
Askari boolis ah iyo qof mudaaharaadayay ayaa lagu dilay dibadbaxyo cusub oo ka dhacay waddooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum. Waxayna ...
Ciidanka guutada 3-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen inta ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ,ayaa ka dhawaajiyay in malaayiin reer Afgaanistaan ay u baahan yihiin gargaar binii’aadanimo ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay kulanka wadatashiga ee ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo kaashanaysa hay’adaha kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal dheer ku bixisay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha guud iyo Agaasime Waaxeedyada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho