Kumanaan duulimaadyo oo loo baajiyay duufaanno, baraf iyo masiibada Corona’ dunidda oo dhan
In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo ...
In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo ...
Ciidanka Xoogga dalka qeybta 3-aad gaar ahaan guutada 27aad ayaa howl-galo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay Degaanada Isgoys ...
Munaasabad lagu abaal marinayey Qoraayaashii ku guuleystay kaalmaha hore ee tartankii loo qabtay Qoraayaasha Da’da yar ee 2021kii, oo lagu ...
Afhayeenka Isbaheysiga Carabta ee uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa sheegay in kooxda Xuutiyiinta maanta afduuubteen markab maraayay meel u dhaw xeebaha ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho Shiraka oo ay ...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada muqdisho,waxana shir guddoomin doono Ra’iisul Wasaare Xukuumadda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowladda Ingiriiska ...
Guuleed Saalax Barre oo ahaa guddoomiyihii guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa iska casilay xilkii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho