Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta oo abaalmarisay lix Qoraa

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta oo abaalmarisay lix Qoraa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad  lagu abaal marinayey Qoraayaashii ku guuleystay kaalmaha hore ee tartankii loo qabtay Qoraayaasha Da’da yar ee 2021kii, oo lagu qabtay Xarunta Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Sugaanta ayaa waxaa soo qaban-qaabisay  Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Sugaanta , oo gacan ka helaysa Hay’adda CISP, kaasi oo ay ka qaybgaleen 23 Qoraa.

Guddoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Sugaanta Cabduqaadir Nuur Xuseen oo furay munaasabadda ayaa sheegay in sanadka danbe la kordhin doono tirada guuleystayaasha.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Tartanka ayaa waxaa ku guuleystay  oo soo baxay lix Qoraa oo la siiyey Abaalmarin lacageed iyo Shahaadooyin, si ay ugu noqoto dhiiragalin . Waxayna kala yihiin:

  1. Qoraa, Maxamed Xasan Cusmaan, Buugga Halista Dabka. ($500)
  1. Qoraa, Cabdirisaaq Xasan Jidhi, Buugga ALEEL. ($300)
  2. Maxamed Axmed. Buugga SUMMAD. ($200)
  3. Cusmaan Cali Cusmaan, Buugga TAHRIIB IYO TIIRAANYO. ($100)
  1. Saabir Cabdi Yuusuf, Buugga Furaha Akhriska. ($50)
  1. Shamso Mahad Tahliil, Buugga Hiil Agoon. ($50)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbashada Hidaha iyo Tacxliinta Sare Nuuriya Aadan Ciise  ayaa sheegtay in ay tahay wax lagu farxo in Munaasadaan ay joogaan Da’yar wax ku qorayo Afka Hooyo.

Sanadwalba ayaa Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta waxaa ay tartan u qabataa Qoraayssha Soomaaliyeed si loo qiimeeyo hal abuurkooda.

Previous Post

Xuutiyiinta oo Afduubtay markab laga leeyahay Imaaraatka Carabta

Next Post

Ciidanka xoogga oo howlgalo ka dhan ah argagixisada ka sameeyey duleedka Balcad

Next Post
Ciidanka xoogga oo howlgalo ka dhan ah argagixisada ka sameeyey duleedka Balcad

Ciidanka xoogga oo howlgalo ka dhan ah argagixisada ka sameeyey duleedka Balcad

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In