Maamulka Dhuusamareeb oo dib u dayactir ku sameynaya Nalalka cadceedda ku shaqeeya “SAWIRRO”
Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabey dadaal dib loogu dayac tirayo nalalka ku shaqeeya cadceedda ee ku xiran waddooyinka waaweyn ee Caasimadda ...
Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabey dadaal dib loogu dayac tirayo nalalka ku shaqeeya cadceedda ee ku xiran waddooyinka waaweyn ee Caasimadda ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Saciid Cabdullahi Calasow ayaa maanta soo ...
Guddoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in maamulka uu ku talaabsaday horumar dhinacyada badan leh, ayna qorsheynayaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho rasmi ah ku ...
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ...
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Eebbe ha u naxariisto Wasiir hore Cabdullaahi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala ...
Waxaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeyeyaasha,Saraakiil xigeennada, Dableyda, Alifleyda iyo Qoysaskooda ugu hambalyeynayaa sanad guuradii 78aad ee ka soo wareegtay markii ...
Munaasabad lagu maamusayo Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho