Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka oo si wada jir ah baaq Nabadeed uga diray Colaadii Saaxo Maygaag, ...
In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo ...
Ciidanka Xoogga dalka qeybta 3-aad gaar ahaan guutada 27aad ayaa howl-galo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay Degaanada Isgoys ...
Munaasabad lagu abaal marinayey Qoraayaashii ku guuleystay kaalmaha hore ee tartankii loo qabtay Qoraayaasha Da’da yar ee 2021kii, oo lagu ...
Afhayeenka Isbaheysiga Carabta ee uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa sheegay in kooxda Xuutiyiinta maanta afduuubteen markab maraayay meel u dhaw xeebaha ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho Shiraka oo ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho