Haniya oo la kulmay Taliyaha Sirdoonka Masar
Madaxa Xafiiska Siyaasadda, Dhaqdhaqaaqa, wax iska caabbinta Islaamka ee loo soo gaabiyo (Xamaas) Ismaaciil Haniyah iyo wafdi uu hoggaaminaaya ayaa ...
Madaxa Xafiiska Siyaasadda, Dhaqdhaqaaqa, wax iska caabbinta Islaamka ee loo soo gaabiyo (Xamaas) Ismaaciil Haniyah iyo wafdi uu hoggaaminaaya ayaa ...
Ururka Bisha Cas ee Qadar oo kaashanaeysa Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa howlo caafimaad ka billowday Isbitaalka Martiini ee ...
Wade Gaari oo Soomaali ah oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cali Jaamac, ayaa ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay ...
Go'aan ka soo baxay Xukuumadda Hindiya ayaa lagu sheegay in Lacag dhan $ 674 oo magdhow ah lasiinayo Qoys kasta ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin kooban ...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Guudlaawe) ayaa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabbaal degayay sanad guurada 5aad ...
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socdo garoonka Wiish ee Degmada C/casiis, ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka qeybgalay Finalka Koob lagu maamuusayay sanad guurada 5aad ee aasaaska ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhigiisa Qatar ayaa wada jir u guddoomiyay kulan xubnaha Wasiirrada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho