Duqa Muqdisho oo kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Safaarada Turkiya ee Magaalada Muqdisho ...















