Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Uganda “SAWIRRO”
Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta Wasiirka arrimaha dibadda ...
Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta Wasiirka arrimaha dibadda ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo wehliyo ku-xigeenkiisa Eng Maxamed Cabdi ayaa daah furay Ololaha dhir beerista iyo ...
Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar kusoo gaba-gabeysay kulan wada tashi ah oo lagu diyaarinayo qorshaha hannaanka ...
Wasaaradda arrimaha guddaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta Xafiisyada dowlaha hoose uga furtay Magaalada ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Shirka oo uu ...
Waxaa maanta la daahfuray Warshad Oxygen oo laga dhisay Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir taasoo ay maalgaliyeen shirkadaha Hormuud ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa Kulan kula qaatay Xarunta Maamulka Degmada Mas'uuliyiin Ka socday Hay'adda NIS Foundation ...
Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan hambalyo u dirayaa mudaneyaasha maanta la doortay ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ku matalaya Somaliland. ...
Doorashada shanta kursi ee kamid ahaa 11 kursi ee gobolada Waqooyi ee dalka oo ka socotay magaalada Muqdisho ayaa lagu ...
The election of five seats part of 11 senate seats in the Somalia’s upper house from Somaliland is due to ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho