Doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo maanta la soo gabagabeyn doono
Doorashada shanta kursi kamid ah 11 senator ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta lagu qaban doonaa magaalada Muqdisho, sida ...
Doorashada shanta kursi kamid ah 11 senator ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta lagu qaban doonaa magaalada Muqdisho, sida ...
Midowga ganacstada Soomaaliyeed ee qalabka dhismaha ee dalka Uganda iyo Koonfurta Suudaan ayaa maanta deeq lacageed oo ay kaga qeyb-qaadanayaan ...
Wasiirka wasaaradda cadaalada Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii 24-aad ee Wasiirada Cadaaladda iyo Xeer Ilaaliyayaasha waddamada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka ...
Layla Axmed Ismaaciil, ayaa ku guuleysatay xubinnimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu u tanaasulay ...
Wasirka Warfaafinta Soomaaliya Prof Cismaan Abokor Dubbe ayaa ku guuleystay kursia Afaraad ee xubnaha Senatarada Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka ...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) iyo Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka ...
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Doorasho adag oo ...
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mrwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti), Guddoomiyaha Isboortiga G/Banaadir Xasan Aadan Yabarow (Wiish), Agaasimeyaal, ...
Inta la xaqiijiyay 24 maxbuus ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla dalka Ecuador, kadib markii uu gacan ka hadal dhax ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho