Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay qabashada kuraasta gobolka Banaadir ee BFS
Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada shanta (5) kursi ee Golaha Shacabka.
Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada shanta (5) kursi ee Golaha Shacabka.
Gobolka Kentucky ee dalka maraykanka ayaa waxa ku dhuftay duufaano khasaare geystay iyadoo la soo tebinayo inay dhimashadu hadda marayso ...
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Jabuuti. ...
Dhulgariir cabbirkiisu sarreeyo ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku dhuftay bariga dalka Indonesia, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta dhulka ee ...
Abaaro ba’an oo ay dad u geeriyoodeen ayaa laga soo sheegayaa koofurta Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Galmudug iyo qaybo ...
Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlada Goboleed SEIT ee maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho