Xidhibaan Qawdhan oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee BJFS
Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiye cusub. ...
















