GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO CIIDAMADA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY SANADGUURADA 65-AAD.
RADIO MUQDISHO: Muqdisho-Soomaaliya 12, April, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ...
















