Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐—ฅ๐—”โ€™๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—จ๐—Ÿ ๐—ช๐—”๐—ฆ๐—”๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—ซ๐—”๐— ๐—ฆ๐—” ๐—ข๐—ข ๐—จ๐—š๐—จ ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—˜๐—ฌ ๐—–๐—œ๐—œ๐——๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—ซ๐—ข๐—ข๐—š๐—š๐—” ๐——๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—— ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—”๐—— ๐—š๐—จ๐—จ๐—ฅ๐—”๐——๐—” ๐Ÿฒ๐Ÿฑ-๐—”๐—”๐——.

Idman Yahye by Idman Yahye
1 year ago
in Wararka
0
๐—ฅ๐—”โ€™๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—จ๐—Ÿ ๐—ช๐—”๐—ฆ๐—”๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—ซ๐—”๐— ๐—ฆ๐—” ๐—ข๐—ข ๐—จ๐—š๐—จ ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—˜๐—ฌ ๐—–๐—œ๐—œ๐——๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—ซ๐—ข๐—ข๐—š๐—š๐—” ๐——๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—— ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—”๐—— ๐—š๐—จ๐—จ๐—ฅ๐—”๐——๐—” ๐Ÿฒ๐Ÿฑ-๐—”๐—”๐——.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

RADIO MUQDISH: Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda, dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda sannad guurada 65โ€“aad ee ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Mudane Xamsa ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran intii ay jirtay ay dadaal xooggan ku bixisay dhisitaanka, qalabaynta, tayeynta iyo xoojinta cududda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayna guulo waaweyn ka soo hooyeen cadowga dalkeenna u diidan horumarka ee Khawaarijta.
Mudane Xamsa ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda weyn ee qarankeennu u leeyahay ciidan awood leh oo si buuxda u hanta sugidda ammaanka iyo xuduudaha dalka, kana difaaca shacabka Soomaaliyeed khatar kasta oo cadowgu ay soo maleegaan.
Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa Alle uga baryay naxariistiisa Janno in uu ugu deeqo dhammaan geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee u shahiiday iyagoo difaacaya dadkooda iyo dalkooda.

Previous Post

(WARBIXIN)12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saacado kadib ku wajahan magaalada Laascaanood

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo saacado kadib ku wajahan magaalada Laascaanood

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo saacado kadib ku wajahan magaalada Laascaanood

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hayโ€™adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niรฑo 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niรฑo 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In