Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 ayaa di habsami leh uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ...
Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal in ay qaban doonaan 16 kursi oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, oo uu ku socdo ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo dib uheshiisiinta Galmudug Ahmed Mahamed Xasan ayaa maanta Booqday Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug. Wasiir ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer Ku sameeyay Xarumaha ay ...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sen. Cusmaan Abokar (Dubbe) ayaa khudbad ku saabsaneyd wadaniyadda iyo isku xirnaanta ardayda ayaa ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho