Shir looga hadlayay Amniga garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga ...
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga ...
Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa daawada xoolaha iyo biyo dhaamin ka bilawday deegaanno ka tirsan Degmada Caabudwaaq oo ...
Shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka ayaa maanta ka qeyb qaatay wareegga 19-aad ee Barnaamijka Is-xilqaan, kaddib markii uu hakiyey cudurka Karoonahu howlihii ...
Danjiraha Soomaaliya ee Moscow, Xasan Cabdi Daa’uud, ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga Danjirennimo waxaa ka guddoomay Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin. Safiirka ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta si rasmi ah ...
Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, Wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan kula qaatay Magaalada Baydhabo Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka ...
Telefeshinka Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay in Ciidamada Isbaheysiga ay burburiyeen dooni xuutiyiinta Hub iyo walxaha qarxa u sidday, kadib weerar ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho